[Ugaar I - Caccia e selvaggina I]
2017
Online
Bild
Zugriff:
Odayaashu waxay halkan kaga doodayaan ugaarsiga iyo ugaarta, gaar ahaan waxay ka faalloonayaan qaar ka mid ah ugaarta (geri, dameer-farow biciid iwm), mid waliba qaabkiisa, hoygiisa, habka loo ugaarsado, sida loogu manaafacsado neefka la ugaarsado (hilibkiisi oo la cuno, haraggiisa oo loo adeegsado qalabka guriga iyo waxyaabo kale). ; In questa conversazione, gli anziani discutono di caccia e selvaggina: in particolare si soffermano su alcuni animali (giraffa, zebra, orice e cudu) trattando l'aspetto fisico dell'animale e il suo habitat, il metodo di caccia, l'uso che si fa dell'animale cacciato (carne per il consumo; pelle per utensili e altri oggetti). ; In this conversation, the elders talk about hunting and game: they discuss in particular about some animals (giraffe, zebra, oryx and kudu): the physical aspect of the animal, its habitat, the hunting technique, the way in which the animal is then used (meat for consumption; skin for objects and utensils). ; Haasaawe badan oo laga duubay siddeetameeyadii odayaal ka shaqaynaayay Akadeemiyada Cilmiga iyo Fanka iyo Suugaanta ee Muqdisho iyagoo ka hadlaya hiddaha iyo dhaqanka ee bulshada soomaaliyeed. ; Registrazioni audio di conversazioni intercorse tra anziani dell'Accademia delle Scienze, delle Arti e della Letteratura di Mogadiscio negli anni '80, su temi relativi alla cultura e alla società tradizionali somale. ; Conversations between Elders of the Academy of Science, Arts and Literature on arguments related with Somali culture, society and traditions, recorded in Mogadishu in the 80's.
Titel: |
[Ugaar I - Caccia e selvaggina I]
|
---|---|
Autor/in / Beteiligte Person: | Liibaan, Moxamed ; Buraale, Fiqi ; Dhegaweyne ; Salaad ; Afqarshe, Daahir ; Mudiir, Cali |
Link: | |
Veröffentlichung: | 2017 |
Medientyp: | Bild |
Schlagwort: |
|
Sonstiges: |
|